Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukumadenu waxey Meel walba la taagan tahey. #Fartoon waa ninka

Recommended Posts

Deeq A.   

diinaari.jpg

Xukumadenu waxey Meel walba la taagan tahey. #Fartoon waa ninka rashinka iyo hubka ciidankeena u geyn kara.

Caqliyadda noocaasi maxey tahey? Faratoon miyaanu aheyn reer Sool.

Ma inuu xal ka keena loo baahan yahey.
Mise inuu Noqdo.

#Madaxa_Saadka_Iyo_Saanadda_Military.

Kelmadaasi isaga cey bey ku tahey. Dowladdnimadda waa ku ceeb.

Waxaana sababaya Mangaabbnimadda Hogaaminta dalka iyo raga Wasiiradda ah ee waxaas shaashadaha ila soo taagaya.

Reer Sool xabad uma Baahna Xal siyaasadeed bey u baahan yihiin. Tiina maanta xukumada jirta waa ku fashilantey.

Caqliga inta dalka lagu waddona ee merfeshyadda Hargeisa laga akhriyayo. Waa riyo Maalmeed.

Hon-Envoy Abdirizak Diinaari

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this