Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada Gobolka oo Kulamo Ka Wada Turkiga

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiye ku-xigeenka Arirmaha Bulshada Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Cabdicasiis Cusmaan Maxamed uu wehliyo Aggaasimaha xiriiriyaha arrimaha Dibadda maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Xasan Maxamed ayaa kulan la qaatay Duqa Magaalada Sakarya Ee Dalka Turkiga Mudane Ekrem Yüce, iyaga oo kawada hadlay dhowr ajando oo muhiim ah.

Kulankan oo ka dhacay Magaalada Sakarya ayaa wax yaabihii looga hadlay waxaa kamid ahaa, Iskaashiga iyo horumarinta labada Magaalo ee Muqdisho iyo Sakarya, wax is dhaafsiga, taageerada tababarada shaqaalaha la xariira iyo mar Duqa Magaalada Sakarya Ee Dalka Turkiga Mudane Ekrem Yüce uu booqasha rasmi ah ku yimaado Caasimadda JFS ee Muqdisho.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this