Deeq A. Posted July 24, 2023 Hubkii Mareykanka ee ay qabsadeen Taalibaan kadib ka bixitaankii ciidamada Mareykanka ee Afghanistan bishii Agoosto 2021 ayaa weli ka soo muuqanaya meel ka baxsan dalka. Bishii la soo dhaafay, taliye Israel oo diiday in magaciisa la shaaciyo ayaa u sheegay wargeyska Newsweek in hubka fudud ee Mareykanka ee lagu qaatey Afghanistan uu soo gaarey gacanta Falastiiniyiinta ee ku sugan Marinka Gaza. Source Share this post Link to post Share on other sites