Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay horjooge ka tirsan Daacish

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka ka imaanaya Gobolka Bari ayaa sheegaya in halkaasi lagu qabtay horjooge ka tirsan maleeshiyaadka Daacish.

Laamaha Amniga Puntland ayaa degmada Ballidhidin ee Gobolka Bari ku qabtay horjoogahan inkastoo aysan weli faahfaahin ka bixin qabashadiisa.

Wararka ayaa sheegaya in horjoogaha la qabtay lagu magacaabo Cali Maxamed Mayow Buulle islamarkaana uu kamid ahaa xubnaha muhiimka u ah kooxdaas.

PUNTLAND POST

The post Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay horjooge ka tirsan Daacish appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this