Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Deni oo ka cudur-daartay in uu qaabilo xildhibaano ka tirsan Baarlamanka

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1690179622087.jpg?resize=720%2C48

Madaxweyne Siciid Deni ayaa xalay ka cudur-daartay in uu la kulmo xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka Puntland.

Xildhibaannada oo fiidnimadii hore u dareeray xarunta madaxtooyada ayaa lagu wargeliyay in ay iska laabtaan islamarkaana uusan qaabili karin madaxweynaha.

” Waxaa na loo sheegay in aan iska laabano weliba qaad ixtiraam-darro ah. Madaxweynuhu idin qaabili mayo ayay nagu wargeliyeen qolada xafiiskiisa”  sidaas waxa noo sheegay mudane ka tirsan Baarlamanka.

Xildhibaannada ayaa caro kala soo laabtay xarunta madaxtooyada waxaase madaxweynuhu qaabilay guddoonka Baarlamanka iyo madaxweyne ku xigeenka.

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne Deni oo ka cudur-daartay in uu qaabilo xildhibaano ka tirsan Baarlamanka appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this