Sign in to follow this  
Deeq A.

Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya Ku Matalaya Wadamada Iskaashiga Islaamka oo La Magacaabay

Recommended Posts

Deeq A.   

Gudoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya ayaa magacaabay xubnaha Baarlamaanka  uga mid noqonaya midowga Baarlamaanada ururka iskaashiga Islaamka, kuwaas oo badeli doona xubnihii Baarlamaankii 10-aad.

May be an image of text

May be an image of text that says '3) Xil. Muhamad Hussein Abukar (Gaaraxo) 4) Xil Dr Mohamed sheikh Ahmed Mohamed 5) Sen. Ali Mohamed Gacal Xoghayeyaasha Guud ee Labada Aqal ee BJFS waxaa la farayaa magacaabidda xubnaha Baarlamaanka JFS uga mid noqonaya Midowga Baarlamaannada Ururka Iskaashiga Islaamka "OIC" ay gudbiyaan Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS, ugu sii gudbiso Xarunta dhexe ee OIC. Magacaabidda waxay dhaqangaleysaa marka ay si wadajir ah u saxiixaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka Aqalka Sare BJFS. M,ne Sheikh Adan Mohamed Guddoomiyaha Golaha Shacab M,ne Abdi Hashi Bdlati Guddoomiyaha Aqalka Sare'Goobjoog News

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this