Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan Faratoon oo loo doortay guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaan Yaasiin Xaaji Faratoon, ayaa ku guullaystay doorashada guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland

  46 Xildhibaan ayaa u codeeyay Faratoon halka xildhibaan Maxamed Khadar-na ay u codeeyeen 35 xildhibaan.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this