Sign in to follow this  
General Duke

London: Demo in support of the Somali governemnt

Recommended Posts

Banaanbax ka dhacey wadanka Igriiska

22 Dec 22, 2007 - 11:56:04 PM

 

Bananbaxaan oo ka dhacey xafiiska Ra'isal Wasaaraha wadanka Ingriiska hortiisa ayaa waxaa ka qeyb galey dadweyne tageersan dowlada KMG ah ee Somalia.

 

Dadka isugu soo baxey banaanbaxaan ayaa waxaa la kulmey sarkaal ka tirsan dowlada Ingriiska iyaga oo u gudbiyey qoraal ay ku codsanayaan in DF la tageero.

 

Dadka isu soo baxey oo ka kala yimid magalada London iyo agagaarkeeda ayaa goob joogayashu sheegeen in tiradooda gaareysay ilaa 300 ruux.

 

Banaanbaxaa ayaa ku soo beegmey xilli Madaxweynaha DFKMG ah booqasho caafimaad ugu jooga wadanka Igriiska magaaladiisa London.

 

Madaxweynaha ayaa la filayaa in uu dhowaan ka so ambabaxo halkaas iyada oo wararku sheegayaan in xaaladiisa caafimaad wanaagsan tahay.

 

Garowe Online,London

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this