Sign in to follow this  
General Duke

Nairobi: IGAD' meeting posative conclusion for TFG

Recommended Posts

musfin3.jpg

Nayroobi: Madaxweynayaasha IGAD oo soo xiray kulan ay ku lahaayeen Magaalada Nayroobi.

29. oktober 2008

 

 

Nayroobi(AllPuntland)- Madaxweynayaasha IGAD oo shirsanaa ilaa saaka ayaa maanta soo xiray fadhigoodii waxa ayna ka soo saareen qodobo dhowr ah oo ay aaminsan yihiin in wax looga qaban karo dhibaatada ka taagan gudaha dalka Soomaaliya.

 

Madaxweynaha Kenya Mwai Kibeki & Raysalwasaaraha Itoobiya Meles Zanewi oo hadlay ayaa sheegay in loo baahan yahay in laga shaqeeyo nabadgalyada dalka Soomaaliya, markaasna la sameeyo horumar toos ah oo laga sameeyo.

 

Qodobadii ay gaareen Madaxweynayaasha IGAD ayaa kala ahaa.

 

1: In la dhiso dawlad loo dhan yahay oo ku dhisan habka federaalka laguna qaybsado nidaamka 4.5

 

2: In la bilaabo diyaarinta mudo gaaban dastuurkii lagu balamay

 

3: In mudo 15 maalmood ah lagu dhiso maamulka Gobolka Banaadir.

 

4: In Baarlamanka uu ka wada shaqeeyo, isla markaana dalka gudihiisa ay ku laabtaan wixii ay qabtaan ay la socdaan urur Goboleedka IGAD.

 

5: In wadamada ku jira Urur Goboleedka IGAD ay madaxdoodu shiraan 6 bil oo kasta iyagoo ka shiraya xaalada Soomaaliya, iyagoo labadii bilood qaadanaya warbixino ku aadan xaalada Soomaaliya.

 

6: In hadii loo baahdo waqti lagu dari karo xukuumada iminka jirta.

 

7: In ay si buuxda u cadahay in dawlada federaalka ay ku fashilantey waxyaabo badan oo looga fadhiyey

 

8: In la sii wado arimaha dib u heshiisiinta, isla markaana laga shaqeeyo sidii dhinacyada ka maqan nidaamka dawlada lagu soo daro.

 

F. C. Geylan

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this