Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Lafta Gareen oo isku shaandhayn ku sameeyay golaha wasiirada Koonfur Galbeed

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1690020713163.jpg?resize=720%2C40

Madaxweynaha Koonfur-galbeed,Cabdicasiis Laftagareen ayaa maanta isku-shaandheyn ku sameeyay golaha wasiirada maamulkaas.

1. Ibraahim Cali Aadan Najax ayaa loo magacaabay Wasiirka caddaaladda iyo Garsoorka

2. Xasan Cabdulqaadir Maxamed ayaa loo magacaabay Wasiirka amniga gudaha

3. Nasro Aweys Sheekh Xuseen ayaa loo magacaabay Wasiirka Haweenka iyo Xuquul Insaanka

4. Mustaf Maxamed Iidow ayaa loo magacaabay Wasiirka Waxbarashada , Hidaha iyo Tacliinta Sare

5. Isaaq Cali Subad ayaa loo magacaabay Wasiirka Beeraha.

6. Cali Sheekh Cabdullaahi (Sheekh Afgooye) ayaa loo magacaabay Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda

7. Maxamed Istaaq Cali Ibraahim ayaa loo magacaabah Wasiirka Macdanta iyo Batroolka

8. Saciid Axmed Cali Cumar ayaa loo magacaabay Wasiirka Dastuurka.

9. Cabdifatax Maxamed Cali Abaroone ayaa loo magacaabay Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda

10. Eng. Diini Cabdinuur Maxamed ayaa loo magacaabay Wasiirka Bay’ada iyo Isbeddelka Cimilada

11. Nuur Siidow Baaba ayaa loo mavacaabay Wasiirka Diinta iyo Awqaafta

Wasiiru Dawle;

1. Dr. Maxamed Ibraahim Nuur ayaa loo magacaabay Wasiiru Dawlaha madaxtooyadda Koonfurgalbeed

Wasiir ku-xigeenno;

1.Maxamed Xuseen Xasan (Caddaawe) ayaa loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaadiidka

2.Maxamed Qeys Xasan ayaa loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha

3. Cumar Daaud Khaliif ayaa loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Macdanta iyo Batroolka.

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne Lafta Gareen oo isku shaandhayn ku sameeyay golaha wasiirada Koonfur Galbeed appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this