Sign in to follow this  
Deeq A.

Isimada Sool oo Raaligelin ka bixiyay hadal ka soo yeedhay Garaad Jaamac Garaad Cali

Recommended Posts

Deeq A.   

Isimada Sool oo Raaligelin ka bixiyay hadal ka soo yeedhay Garaad Jaamac Garaad Cali

Laascaanood, (Qaran news)- Isimada dhaqanka Sool ayaa raaligelin ka bixiyay hadal ka soo yeedhay Garaad Jaamac Garaad Cali oo ku eedeeyay Madaxweynaha Soomaaliya inuu la socdo Somaliland.

Warsaxaafadeed Garaadadu soo saareen, ayaa lagu taageeray Dawladda Federaalka Soomaaliya oo ay sheegeen inay si wacan ka yeeleen dhaawacyadii loo qaaday Muqdisho.

Warsaxafaddeedkaasi wuxuu lafjab ku yahay hadalkii ka soo yeedhay Garaad Jaamac oo looga bartay hadallo xanaf leh. Waxaanu u qornaa sidan:

IMG-20230720-WA0004.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this