Sign in to follow this  
Deeq A.

Beesha Caalamka oo war kasoo saartay Jadwalka Doorashooyinka Somaliland.

Recommended Posts

Deeq A.   

War-murtiyeed ay si wada jir ah u soo saareen Saaxiibada Caalamiga ah ee Somaliland ka taageera Doorashooyinka, gaar ahaana dalalka (Austria, Belgium, Denmark, Ethiopia, European Union Relegation, Finland, Germany, Netherlands, Norway, Sweden iyo United Kingdom)

ayaa lagu sheegay in dunidu ay ugu baaqayso hoggaamiye yaasha siyaasada ee Somaliland in ay gaadhaan heshiis doorasho, oo aan wakhti dambe la lumin.

Baarlamanka ayay sidoo kale beesha caalamku ugu baaqday in ay buuxiyaan gol daloolooyinka ka banaan xeerka doorashooyinka.

FB_IMG_1689837113245.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this