Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiye Hay’adda Maareynta oo La Kulmay Wafdi Ka Socday Hey’adda France SIF

Recommended Posts

Deeq A.   
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA Mudane Maxamuud Macallim cabdulle ayaa maanta xafiiska hay’adda ku qaabilay wafdi ka socday hay’adda Secours Islamique France SIF oo uu hogaaminayay Madaxa hay’dda SIF Gorkhamas Huseynov.
Kulanka oo is barasha iyo gogol xaar u ahaa wada shaqayn dhexmarto labada hay’adood ayey ka wada hadleen labada mas’uul,arrimo ku saabsan in hay’adda Secours islamique in SoDMA ka caawiso in deeganada laga saaray Al-shabaab iyo kuwa dhawaan laga xoreyn doono.
Kulan ayaa sidoo kale looga hadlay sidii bulshada halkaas ku nool gargaar loo gaarsiin la haa,in ay ka saacidaan qeybo kamid ah xarumaha Hay’adda Maaraynta sidii qalabeen loogu sameeen lahaa kuwaas dhowaan laga hirgeliyay dowlad goboleedyada iyo Qodobo kale.
Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this