Sign in to follow this  
Deeq A.

Diyaarado duqeeyey Biriijka isku xidha Crimea iyo Ruushka

Recommended Posts

Deeq A.   

Diyaaradaha aan duuliyaha la socon ee Drones-ka loo yaqaan ayaa duqeeyey biriijka kaliya ee isku xidha Ruushka iyo jasiirada Crimea Isniintii.

Weerarkaas oo ahaa mid sababay dhimasho, laguna qaaday waddo muhiim ah oo sahayda marta ayaa waxa sheegtey laamaha ammaanka ee Ukraine.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this