Deeq A. Posted July 18, 2023 Diyaaradaha aan duuliyaha la socon ee Drones-ka loo yaqaan ayaa duqeeyey biriijka kaliya ee isku xidha Ruushka iyo jasiirada Crimea Isniintii. Weerarkaas oo ahaa mid sababay dhimasho, laguna qaaday waddo muhiim ah oo sahayda marta ayaa waxa sheegtey laamaha ammaanka ee Ukraine. Source Share this post Link to post Share on other sites