Sign in to follow this  
Deeq A.

Xubnaha Mucaaridka Ku matala Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo qaaddacay Go’aankii Maanta

Recommended Posts

Deeq A.   

Labada xubnood ee guddida Doorashooyinka ugu jira labada xisbi mucaarad ee Somaliland ayaa qaadacay go’aankii maanta ka soo baxay guddida Doorashooyinka.

Guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta sheegay in doorashada ururradu soo horrayso oo ay dhacayso 28 December, halka ta madaxtooyadana la qabanayo 13 November 2024.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this