Sign in to follow this  
Deeq A.

Garabka aan ku saxeexnayn warqada ka soo baxday oo iyana hadlaaya dhawaan

Recommended Posts

Deeq A.   

Xubnaha Kamooshinka doorashooyinka ee matalaayay xisbiyada mucaaridka ayaa qaadacay qoraalka garabka muxaafidka ee golahaasi ay soo saareen ee qeexaayay in doorashada ururada la soo horaysiiyo arinkaasi oo buuq badani ka dhashay.

Dhanka kalena waxa bilaabmay shikari doceedyo lagaga tashanaayo go’aankaasi ka soo baxay qayb ka mid ah gudiga doorashooyinka waxana hadli doona dadyow kala gedisan

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this