Sign in to follow this  
Deeq A.

Xaalada xildhibaan Jamaal oo degan raga weeraray oo la aqoonsaday

Recommended Posts

Deeq A.   

20230717_1259363-scaled.jpg
Hargeysa (Qaran news)-Xaalada xildhibaan Jamaal Adan Diiriye ayaa degan kadib markii rag ciidan ahi ay dhaawacyo u gaysteen wewrarkaasi oo lagu sheegay mid qorshaysnaa
20230717_1254092-scaled.jpg
20230717_1254213-scaled.jpg
Jamaal Adan Diiriye oo aanu ku booqanay cisbatalka Amal Grand Hospital ee ku yaala bariga Hargeysa oo aanu waydiinay in ragan askarta ah ee weeraray ay hore wax u dhex mareen waxa uu sheegay in aanu ragaasi aqoonin horena u arag.
Ragani oo la yiqiinsaday ayaa hada uu boolisku gacanta ku hayaa isla markaasina baadhitaan lagu hayaa mana haboona in laga hordhaco baadhitaanka.

Waxana maanta cisbatalka buzz dhaafiyay dadkii soo doortay, madax xaga dhaqanka ah iyo asxaab badan oo uu lahaa oo ay ku jireen xildhibaano

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this