Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudiga doorashada oo ku kala jabay doorashada soo horaynaysa iyo garab ku dhawaaqi doona

Recommended Posts

Deeq A.   

Gudiga doorashooyinka ayaa ku kala jabay habka ay u dhici doonto doorashada fooda inagu soo haysaa, iyada oo xubnihii ka soo jeeday mucaaridku ay gabi ahaanba qaadaceen qorshe ay soo dhigeen in lagu dhawaaqo oo ah in doorashada ururada lagu dhawaaqo in dalka laga qabto taasi oo ahayd ta uu in badan madaxweynaha kordhiska ku jooga uu saxaafada mariyay in dalka laga qaban doono doorashada ururada taasi oo aad moodo in ay hada rumoobayso

Hada ma jiraan gudi doorasho oo ku midaysan in dalka ay qabsoonto doorashada ururadu, hadii garab ka mid ah gudiga doorashadu ay ku dhawaaqaan sida ay rabaan waxa ay dalka ka abuuri doontaa muran siyaasadeed oo hor leh.
Gudiga doorashada oo baryahanba urursanaayay xogo oo la kulmay hogaamiye dhaqameedka ayaa waxa ay dhamaan hogaanka dhaqanku u sheegeen in xiligan dalku u baahanyahay doorasho madaxweyne isla markaasina la danbaysiiyo ta ururada.

Wax war ah oo ilaa hada ka soo baxay gudiga doorashada ma jiraan.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this