Deeq A. Posted July 17, 2023 Baanka Somaliland oo 228 Sarifle kala Noqday Ruqsadihii Hargeysa(Qaran)-Baanka Dhexe Somaliland ayaa ruqsadihii isku sarrifka lacagaha qalaad kala noqday 228 sarrifle oo ay ku eedeeyeen in ay cusboonaysiisan waayeen ruqsadahoodii muddo saddex sannadood ah. Baanka dhexe wuxuu sidaas ku sheegay qoraal uu soo saaray oo u dhignaa sidan:- Qaran News Share this post Link to post Share on other sites