Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxkamadda Maroodijeex oo ugu Fartay Xeer Ilaalinta Amar ku saabsan Dacwada Bushaaro Baanday

Recommended Posts

Deeq A.   

Maxkamadda Maroodijeex oo ugu Fartay Xeer Ilaalinta Amar ku saabsan Dacwada Bushaaro Baanday

Hargeysa(Qaran news)-Maxkamadda gobolka Maroodi-Jeex ayaa maanta xeer ilaalinta ku amartay in la kala saaro dacwadda Bushaaro Baanday iyo dacwadda kale ee lagu eedaynayo Weriyeyaasha aan ku sugnayn gudaha Somaliland.
Weriye Bushaaro Baandey ayaa in Muddo ah ku xidhneyd magaalada Hargeysa iyadoo dhowr jeer oo hore maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex xabsi ku hayn u dirtay.

Weriyahan ayaa xukuumadda Somaliland xidhay muddo haatan laga joogo laba bilood, waxana ay ku eedaysay inay ku faafisay wax ay ugu yeedheen warar badan oo been abuur ah.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this