Sign in to follow this  
Deeq A.

Shir ku saabsan Amniga oo lagu qabtay xarunta dowladda hoose ee Xamar

Recommended Posts

Deeq A.   
madaaa4444.jpg?resize=696%2C464&ssl=1

Shir ku saabsan dardar gelinta Amniga xarunta dowladda hoose ee Xamar ayaa lagu qabtay xaruntaas.

Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa guddoomiyay kulanka.

Kulanka ayaa mas’uuliyiinta waxaa ku wehlinayay guddoomiye ku-Xigeenka Amniga, siyaasada maamulka gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye iyo mas’uuliyiin kale.

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliya iyo duqa magaalada Muqdisho Mudane Madaale ayaa waxa ay fareen saraakiisha ciidanka ilaalada xarunta dowladda hoose in ay muujiyaan feejignaan dheeri ah.

PUNTLAND POST

The post Shir ku saabsan Amniga oo lagu qabtay xarunta dowladda hoose ee Xamar appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this