Jacaylbaro Posted December 5, 2007 Insha Allah wax waliba way hagaagi ,,,, dadku waa inay dhulkooda u jeestaan uun Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted December 5, 2007 Originally posted by J.11: ^^Reer Maakhirland soo iyaga irsaaqad Eeba ugu talagalay ma laha? Mar unbay calafkooda hanan doonaan sxb. I must agree on the kid scenario, balse schoolka iyo hospitalkaba waa waxa kuwa hardamaya u diiddan yihiin ninyow. Sax qofna arsaaqada loo qoray seegi mayso waa runtaasi. Waana caqiidadeena. Waxaad ogataa laakin in loo bahanyahay dhaqdhaqaaq xaga shacabka ay oo iskaa wax uqabso ah. Somaliland inay sugaan maaha, Buntland maaha. Biyo sacabadaada lagaga dhargaa. hadii ay xataa noqoto ciidan samaysta dheh oo san buruqda jabiya wixii afka idin lasoo gala. Quote Share this post Link to post Share on other sites