Jacaylbaro Posted June 8, 2010 Waxaa saaka gaadhay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool Eng Faysal Cali Waraabe iyo wafti ka socda xisbiga UCID oo qayb ka ah,iyadoo maanta ay tahay maalintii labaad ee ololaha doorashada isu soo bixii xisbiga UCID,kaas oo si weyn uga socda magaalada,iyadoo wadooyinka magaalada ay hada dhex maryaan taageerayaasha xisbigaas. Eng Faysal ayaa siduu horey u sheegay in aanay samayn doonin wax isu soo bax ah maanta,ayaa hadana waxa taageerayaasha xisbigaasi isugu soo baxeen si ay u dhegaystaan gudoomiye Faysal Cali Waraabe. Waftiga xisbiga UCID ayaa goor dhow meel fagaare ah kula hadli doona taageerayasha xisbigaas,iyadoo la filayo inay booqan doonaan xarumaha dawlada,iyo isbitaalka Laascaanood. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 8, 2010 Reer laaascanoodow ii dhegeysta SNM wali wey nooshahay i like to hear faisal say that Quote Share this post Link to post Share on other sites

MoonLight1 Posted June 8, 2010 This is like Nick Griffin leader of the faciest BNP party visiting Brick lane of east London. very provocative. Quote Share this post Link to post Share on other sites

Naxar Nugaaleed Posted June 8, 2010 Lol Xaji, hope they give a nice welcome Quote Share this post Link to post Share on other sites

Taleexi Posted June 8, 2010 Waraabe got a royal treatment in LA if you know what I mean. Quote Share this post Link to post Share on other sites

Dhubad. Posted June 9, 2010 This racist PIG should not be allowed there! Quote Share this post Link to post Share on other sites

Jacaylbaro Posted June 9, 2010 he is already there and gave a public speech ,,,, swallow it lad ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites