Sign in to follow this  
Deeq A.

Tacsi ku socota qoyskii iyo qaraabadii ay ka baxday Faalis Cabdirahman Mahamed

Recommended Posts

Deeq A.   

Tacsi.webp
Waxa aanu halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa dhamaan qoyskii iyo qaraabadii ay ka baxday Faalis Cabdirahman Mahamed oo ku geeriyotey magaalada Kismaayo shalay oo ay tariikhdu ahayd 13/7/2023

Waxa tacsi gaar ah loo dirayaa Hooyo Maryan Nadiif nasra yusuf carab amran cabdirahman xaliimo yusuf carab iyo mahamed cabdirahman iyo Ahmed cabdirahman fardowso cabdirahman maxamud yaseen cabdirahman iyo ali garane hasan garane iyo mahamed cabdi nadiif iyo fowsiyo cabdirahmaan iyo saciid cabdirahman iyo hinda yusuf carab

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this