Sign in to follow this  
Deeq A.

Dawladda Ruushka oo digniin adag u dirtay Gaashaanbuurta NATO

Recommended Posts

Deeq A.   

Dawladda Ruushka ayaa digniin adag u dirtay Gaashaanbuurta NATO, oo ay ku eedeeyeen in ay wadaan qorsheyaal la mid ah kuwii dagaalkii Qaboobaa ee adduunka.

Ruushku wuxuu sheegay inuu diyaar u yahay inuu jawaab ka bixiyo waxkasta oo halis ku ah amnigiisa, tallaabo kasta oo daruuri ahna uu qaadi doono.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this