Sign in to follow this  
Deeq A.

Shirka Wadatashiga Dowladda iyo Siyaasiyiinta oo Goordhow Muqdisho Ka Furmay+Sawirro

Recommended Posts

Deeq A.   
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta kaa sook a dhacaya magaalada Muqdisho.
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Da’uud Aways ayaa sheegay in shirkan uu yahay mid looga hadlayo xaaladda dalka , isla markaana la isku waydaarsan doono muhiimada in dalka laga gudbiyo isgoyska uu taagan yahay.
Waxa shirguddoominaya shirkan madaxweyne Xasan Sheekh oo lahaa dalabka ku saabsan shirkan inuu ka furmo maanta magaalada Muqdisho.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sidoo kale waxa uu shirkaan kula wadaagi doona waxyaabaha u qabsoomay dowladdiisa intii uu xafiiska joogay, caqabadaha jira iyo hiigsiga mustaqbalka.
May be an image of 15 people, dais and textMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 7 people, dais and textMay be an image of 6 people, table, lighting, dais and textMay be an image of 1 person and daisGoobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this