Deeq A. Posted July 12, 2023 Nin u dhashay Israa’iil ayaa lagu Afduubay Itoobiya sida ay sheegtay Wasaaradda arrimaha Dibadda ee Israa’iil. Ninka Afduuban oo lagu haysto meel u dhaw magaalada Gonder ee Waqooyiga Itoobiya, ayaa afduubeyaasha haystaa waxay dalbanayaan lacag Madax-furasho ah. Diblomaasiyiinta Israaiil iyo Saraakiisha Amniga ee Itoobiya ayaa ka shaqaynaya samata bixinta ninkaasi. Source Share this post Link to post Share on other sites