Sign in to follow this  
Deeq A.

Shirka Wadatashiga Dowladda iyo Siyaasiyiinta oo Muqdisho Ka Furmaya

Recommended Posts

Deeq A.   

Maanta oo Arbaca ah waxa magaalada Muqdisho ka furmaya shir uu ku baaqay Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud .

Wax aka qayb galaya shirkan madaxdii hore ee dalka soo maray kuwaas oo inta badan soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana socota qabanqaabadii ugu dambeysay.

Shirkan waxaa diirada lagu saarayaa , qodobo ka mid ah shirkii Golaha wadatashiga Qaran kaas oo laga soo saray qodobo xasaasi ah oo taabanaya mustaqbalka dalka.

Goor sii horeysay waxa magaalada Muqdisho ka dhacay shir horudhac ah oo ay ka qayb galeen inta badan xubniii lagu casuumay shirka.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this