Dhubad. Posted August 19, 2009 News just in indicates that Suufi's are chased away from Balad Hawo. Cat and Mouse game indeed. Stay tuned! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted August 19, 2009 Shabelle: BALAD XAAWO Galabta ayaa Magaalada Balad Xaawo ee gobolka Gedo waxaa la wareegay Ciidamada Xarakatu Shabaabul Mujaahdiin kadib markii uu halkaasi dagaal mudo socday uu ka dhacay. Galabta gabaldhicii ayaa Ciidamo ka tirsan Xarakatu Shabaabul Mujaahidiin Waxaa ay dhinaca Koofureed ka soo galeen Magaalada Balad Xaawo oo ay gacanta ku hayeen Ciidamo taabacsan Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljaamaca kuwaasi oo halkaasi dagaal uu ku dhexmaray. Dagaalka oo ku dhawaad 30-daqiiqo socday ayaa waxaa ku geeriyooday inta la ogyahay labo ruux iyadoo dhaawacna uu jiro inkastoo aan tiradooda la cayimin,waxaana markii uu dagaalkaasi mudo socday guud ahaanba magaalada isaga baxay ciidamadii Culumaa’udiinka Ahlu Sunna kuwaasi oo u dhaqaaqay dhanka Waqooyi ee magaalada. Dagaalka dhexmaray Ciidamada Xarakada Mujaahiidiinta Al Shabaab iyo Ciidamada Culumaa'udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa waxaa la isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan iyadoo ay ku jireen madaafiic si daran magaalada loogu garaacay. Ciidamada dhaq dhaqaaqa Mujaahdiinta Al Shabaab ayaa waxaa la sheegay in ay magaalada isku faafiyeen,waxaana haatan Magaaladaasi ka jirta Cabsi iyadoo durbaba ay dadku ka xaroodeen gudaha Magaalada islamarkaana ay alaabada isku dhifteen inta badan goobahooda ganacsi. Majiro ilaa iyo hadda Masuul ka tirsan Ciidamada Xarakatu Shabaabul Mujaahidiin oo ka hadlay dib ugu soo laabashada Ciidamadooda degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo,iyadoo sidoo kalana aanay jirin cid ka tirsan Culumaa’udiinka Ahlu Sunna oo ka hadashay arintaani. Quote Share this post Link to post Share on other sites

Allamagan Posted August 19, 2009 Isma dhaanto & dhasheed.....doomed nation dheh! Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted August 19, 2009 Heh! All these are one group pretending to fight each other. Time to blame it on yehooda. Quote Share this post Link to post Share on other sites

Captain Warya Posted August 19, 2009 Ahlu Sunnah captured balad xawo without a fight but Alshabab retook it forcefully. It is clear who is stonger. Quote Share this post Link to post Share on other sites

Abwaan Posted August 19, 2009 Originally posted by Captain Warya: Ahlu Sunnah captured balad xawo without a fight but Alshabab retook it forcefully. It is clear who is stonger. lol...and what was Shabaab doing in the first time? Were they on a picnic or you mean it was a tactical withdrawal? I think they both carry guns so we will see kuwa meesha ku hara ugu dambayntii! Quote Share this post Link to post Share on other sites

Haatu Posted August 19, 2009 Cat & mouse indeed Quote Share this post Link to post Share on other sites