Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddigii Agaasinka Todobaadka Xoriyadda oo Muqdisho Munaasabad Loogu Qabtay+Sawirro

Recommended Posts

Deeq A.   
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galay munaasabad ka dhacday xarunta degmada Yaaqshiid oo loogu mahadcelinayay guddiyadii kala gedisnaa ee Heer Federaal, Gobolka Banaadir iyo Hey’addaha Amniga ee ka shaqeynayay toddobaadka Xorriyadda dalka Soomaaliya ee 26 june iyo 1-da Luulyo.
Munaasabadda ayaa waxaa sidoo ka qeyb galay Wasiiro, Xildhibaano, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda maamulka gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye( Yabooh) iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay munaasabadda ka dhacday degmada Yaaqshiid.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda ayaa ku bogaadiyey Maamulka Gobolka Banaadir iyo guddiyadii loo xilsaaray abaabulka iyo qabsoomidda toddobaadka Xorriyadda ee 26 june iyo 1-da Luulyo, sidii wanaagsaneyd ee ay u agaasimeen xuskii maalmaha xorriyadda iyo maalmihii ciidul Adxa oo todobaadka u lamaansanaa  sidoo kale intii lagu guda jiray todobaadka Xoriyadda.
Ra’iisulwasaarea Xamse ayaa  halkaasi shahaado Sharaf ku guddoonsiiyay xubnaha Guddiyadda iyo Hey’addaha ka shaqeeyay Xuska 63 guurada kasoo wareegatay xorriyadda dalka Soomaaliya,  waxaa sidoo kale halkaasi Koob lagu guddoonsiiyay Naadiga Dowladda Hoose ee Xamar oo iyadu ku guuleesatay Koobka Xorriyadda dalka, kadib markii ay ka guuleysteen Naadiga Kubadda Cagta ee Horseed.
347447998_631491892413294_65153562594007 358150116_631471502415333_91056791222068 358387688_631471215748695_26325544239068 358393979_631471655748651_25620511985832 358396644_631471485748668_57152194573777 358397312_631471562415327_85322813979547 358398774_631471569081993_27016756245808 358404877_631471425748674_87794908490214 358404890_631471275748689_40682683037749 358409139_631471372415346_91550032762477 358416434_631471612415322_15362458358678 358420855_631471642415319_56677199483548 358432446_631471595748657_65851055829971 358434285_631471412415342_16342904041671 358440954_631471392415344_65648580719270 358555607_631471312415352_38619374577580 358569239_631471165748700_49782620719667 358596137_631471282415355_24523332635632 358622080_631471459082004_15058356501585 358629745_631471445748672_39788259464739 358649595_631471245748692_26148384131415 358651771_631471519081998_65939852678121 358651809_631471255748691_38467799596228 358656344_631471229082027_65766556384944 358673378_631471605748656_54093013570442 358735606_631471539081996_23909430857355 359073947_631491925746624_31929020587341 359099824_631492119079938_60052431620741 359155603_631492062413277_88663390932319 359179532_631492092413274_83881328413417 359213703_631491849079965_88410087689931 359224272_631491962413287_46883972621257 359371286_631492165746600_41923448400245 359475738_631470842415399_42978952151351 359493641_631471632415320_30295637420239 359514269_631491989079951_18987789891737 359696532_631492142413269_59110177311791 359697480_631491822413301_37727163296035 359720209_631492029079947_21618913336093 359769923_631471585748658_81760820507214 359794322_631471182415365_94113022568766 359799577_631471335748683_28270202211179Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this