BN Posted July 10, 2003 SOMALIA: Five killed as fire sweeps through Bosaso camp Fire at Buulo Elay camp. For larger image--> http://www.irinnews.org/images/originals/20037103.JPG NAIROBI, 10 Jul 2003 (IRIN) - Five people are reported to have been killed when fire swept through a camp for internally displaced people (IDPs) in Bosaso, the commercial capital of the self-declared autonomous region of Puntland. Mukhtar Sa'id of the Bosaso-based Midnimo radio said the fire broke out at the Buulo Elay camp on Wednesday, destroying at least 1,000 dwellings, as well as the personal belongings and household items of some 1,200 families living there. The cause of the fire has not yet been established but Mukhtar told IRIN it was probably caused by cooking fire. He said local officials and aid workers immediately visited the scene to assess the damage and help the victims. The dead included three children, one woman and a disabled man, he added. According to UNICEF-Somalia, initial assessments suggest about half the camp has been razed to the ground and some 600 families are homeless as a result. UNICEF and the World Food Programme (WFP) have both sent in assistance, such as food, plastic sheeting, jerry cans, cooking pots and blankets. Most of the estimated 28,000 IDPs in the Bosaso area come from southern regions of Somalia, fleeing insecurity at home. A UN-appointed independent expert on human rights for Somalia, Dr Ghanim Alnajjar, who visited the Buulo Elay camp last year, said the IDPs were living in "sub-human conditions", which were among the worst he had ever seen. http://www.irinnews.org/report.asp?ReportID=35318&SelectRegion=Horn_of_Africa&SelectCountry=SOMALIA [ENDS] Quote Share this post Link to post Share on other sites
BN Posted July 10, 2003 Wararkii ugu dambeeyay ee dabkii shalay ka kacay xaafad Boosaaso ku taal - Thursday, July 10, 2003 at 12:33 -------------------------------------------------------------------------------- Bosaso, (AllPuntland)- 5 qof ayaa ku geeriyootay dadkaloo aan tiradooda la sugina way ku dhaawacmeen magaalada Boosaaso shalay galinkii hore ,ka dib markii uu dab xoogan ka qarxay xaafadda ay dagan yihiin dad ka soo barakacay koonfurta Somaliya iyo Itoobiya oo ku dhow madaxtooyada gobolka Bari. Dabkaan ayaa wararku sheegayaan inuu keenay dab gaaray mid ka mid ah cooshadaha xaafadda Tuulo Eelaay dabadeedna dabaylaha loo yaqaan Fooraha ay sii labo jibaareen dabkii halkaasi ka kacay. Dadka dhintay ayaa sida AllPuntland ay soo gaarsiiyeen dad xog ogaal waxaa ku jiray nin Curyaan ah oo dabku ugu soo galay halkii uu fadhiyay. Gudoomiyaha gobolka Bari , taliyaha ciidanka Booliska iyo masuuliyiin kale ayaa gaaray halka uu dabku ka qarxay waxaana halkaasi la xaqiijiyay inay ku gubteen cooshado iyo guryo kale oo lagu qiyaasay 100 . Gudoomiyaha gobolka Bari Ibraahim Cartan Ismaaciil (Xaaji Bakiin) ayaa sheegay in dadka ka barakacay meesha uu dabku ka dhacay loo fidin doono gar gaar aadaminimo oo deg deg ah Cabdulqaadir C. Cusmaan (Farayaamo) AllPuntland, Somaliya Sawir Qaade Cabdi-fataax jaamac Mire Quote Share this post Link to post Share on other sites

Paragon Posted July 11, 2003 Walaahi waa war laga naxo - inta dhimatay illaaheey janadiisa ha kawaraabsho, aamiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites

Bachelor Posted July 12, 2003 It is sad tragedy, inta dhimatay illaaheey janadiisa ha kawaraabsho, aamiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites

king_450 Posted July 12, 2003 Peace upon them, and condolences goes to all the families. Quote Share this post Link to post Share on other sites

guleedyare Posted July 12, 2003 naxariis eebe haseeyo kuwa dhintay kuwa badbaadayana hasiiyo khayr iyo bashbash. amiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites

BN Posted July 13, 2003 May Allah forgive their mistakes. Amiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites