Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland: Military Fire On Crowds In The City, Take Aim At Opposition Leaders

Recommended Posts

Somaliland: Military Fire On Crowds In The City, Take Aim At Opposition Leaders

April 6th, 2009

Hargeysa (SomalilandGlobe) The Somaliland Special Commando Unit, otherwise known as SPU have fired on a large crowd of civilians, following a peaceful celebration and march through the city to celebrate the day of the formation of Somali National Movement (SNM), which is the guerrila organisation that liberated Somaliland from Siyad Barre’s dictatorial rule.

The Somaliland government has banned the annual celebration of 6th April to commemarate the the formation of SNM, this year, due to fears of demonstration.

The government’s term of office is due to end today and the two opposition parties in Somaliland declared both that they do not recognize Rayale’s presidency after the 6th of April. Hence the fear of the Rayale government of public gatherings and the consequent fire and shooting.

As a result of the ban on the celebrations to mark SNM day, KULMIYE party, the main opposition party of Somaliland, has called for the event to be remembered at a gathering it hosted in its main office in Hargeysa. At the end of that gathering, the leadership of KULMIYE party together with the people that took part in the meeting, walked through the main road of the city, as a mark of rememberance, towards the house of the Chairman Silanyo, leader of the opposition. This is when the government troops fired on the walking crowd and as a result injured one person.

The leadership of KULMIYE were not hurt in the fire, although, some reports coming from Hargeysa say that the firing squad targeted the leadership of the opposition, in particular Mr Silanyo. However this was not and could not have been confirmed by independent sources.

The situation in Hargeysa is tense at this moment and reports coming from the opposition camp state that there are demonstrations planned across Somaliland cities in the coming few days to demonstrate against the government whose term of office has ended.

The opposition parties state that they plan peaceful demonstrations to register their displeasure with what they call Rayale’s disregard for the law. However the government has banned all demonstrations in the country and its not known whether the government will face these demonstrations with fire power as it did today.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Taageerayaasha Xisbiga kulmiye oo Isku soo Bax Nabadeed Ka Sameeyay Magaalada Burco iyo jawiga Magaalada ee Maanta

-------------------- -------------------- -------------------- --------------------

(Taageerayasha kulmiye oo Banaanbax salmiya sameeyay)

hadhwanaag 2009-04-06 (Hadhwanaagnews) Burco(HWN) Taageerayasha xisbiga Mucaaridkaa ee Kulmiye ayaa manta isku soo bax balaadhan oo si nabadgelyaa u dhacay ka sameeyay Maanta Xarunta xisbiga ee gobolka Togdheer ee Magalaada Burco.

Isku soo baxan oo ku beegnayd 6 Aprill oo ah Maalintii la aaasasay Ururkii Dhaqdhaqaaqa Wadaniga Somaliyeed ee SNM waxa iyana ay ku beegnayd 6 April oo ah iyana maalintii ay Xisbiga kulmiye u qabteen in aanay aqoonsanayn Madaxweynaha iyo ku Xigeenkiisa oo sida ay sheegayaan uu ka dhamaaday wakhtigii sharciga ee mudada xilka hogaaminta loo doortay.

Isku soobaxan oo ay ka hadleen Masuuliyiin sarsare oo ka tirsan Xisbiga Kulmiye waxa ay iyana mar labaad ku celiyeen in uu sharciyadii ka dhamaatay Xukuumada hada jirta isla markaasna loo baahan yahay in laga wadada hadlo sida looga gudbaayo arintani.

Xarunta ay ka socotay isku soobaxan waxa si adag loo adkeeyay Nabadgelyada iyadoo ay Ciidamada amaanku xoojiyeen agaaarka uu ka socday isku soobaxani, waxa iyana dhankooda si adag ula hadlay dadkii isku soo baxa sameeyay Masuuliyiinta ka socotay xisbiga kulmiye oo dadka ku dhiiirigalayay in aanay samayn wax nabadgelyada ka hor imaanaaya isla markaasna ka uruuriyay dadki halkaasi iskugu yimi Boodhadhkii ay ugu talagaleen banaanbaxa .

Ugu danbaytii waxa goobta ayka socotay Banaan baxu yimi Wasiirka Wasaarada Warshada Somaliland Mohamed Saleebaan Weyn markii lagu soo dhaweeyay Wasiirka ayaa waxa qaylo iyo Buux isla oogsaday dadkii halkaasi iskugu yimi iyadoo mar ay xaaladu faraha ka bixi gaadhay markii dadweynahu arkeen Wasiir ka tirsan Xukuumada oo dhex taagan Banaanbaxan

Si kastaba ahaatee Dadweynaha ku dhaqan Magaaalada ayaa werwer fara badan ka qabay 6 Aprril waxana ay dadweynaha werwer xoogan ka qabeen waxa dhici doona lixda apriil .

Magalaada Burco ayaa jawigeeda guud degenyahay iyadoo Meherada hawlahu sidi caadiganahayd ay usocdaan goobaha Ganacsiga iyo ku Gaarka loo leeyahayba waa furan yihiin dadkuna waxay is weydinayaa waxa ay ku danbayndoonta xaaladda Siyaasadeed ee Cakirani

CabdiSalam Mohamuud Duale

Hadhwanaagnews.com

BurcoSomailand

Ilkacase1@hotmail.co m

NGONGE   

Where is JB to confirm or deny these stories?

I don't believe you, Xaaji. Some people think you are Duke. I think you are A&T.

Ngongne why do people think that i dont understand i am die hard somaliland supporter

dadkani waba ummad wadda juhalla. oo shakii wadda qaba. its true bbc somali yusuf garaad was doing a waraysi with sicid sulub. in hargeisa

wa arin jirta.

Why doubt the xaaji, ya NGONGE?

SL will go through this insha Allah. Six months is not really that long a time. Siilaanyo should be smarter, and sit it out.

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this