Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxkamadda dastuuriga ah ee Somaliland oo diiday codsi uga yimid guddiga doorashada maamulkaas

Recommended Posts

Deeq A.   
20201021637388426046034294.jpg?resize=66

Maxkamadda dastuuriga ah ee Somaliland ayaa maanta diiday codsi ay hore ugu gudbiyeen guddida doorashooyinka Somaliland oo ay kaga dalbadeen fasiraad sharci oo la xiriirta Arrimaha doorashada.

Maxkamadda ayaa sidoo kale ku amartay guddiga in ay cayimaan wakhtiga doorashooyinka maadaama ay tahay awooddooda sida uu dhigayo qodobka 16aad ee xeerka doorashooyinka guud ee Somaliland.

Arrintan ayaa ka dhigan in hadda guddida doorashooyinka ay u taallo in ay ku dhawaaqaan jadwalka doorashada iyo weliba tan soo horraynaysa labada doorasho ee ururrada iyo Madaxtooyada.

FB_IMG_1688987981609.jpg?resize=698%2C96 FB_IMG_1688987988205.jpg?resize=698%2C96 FB_IMG_1688987992655.jpg?resize=698%2C96

PUNTLAND POST

The post Maxkamadda dastuuriga ah ee Somaliland oo diiday codsi uga yimid guddiga doorashada maamulkaas appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this