Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgallo Ka Sameeyay Gobolka Jubbada Hoose

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidamada xoogga dalka ayaa howlgal ka sameeyay Gobalka Shabeellada hoose,gaar ahaan deganada deexda ah ee Ceel-maracade, Gaacal-yaabar, Isgoyska Jiirley iyo Garasqaajo.

Howlgalka waxaa lagu soo qabqabtay tiro dad ah, kuwaas  oo lagu tuhmay inay ka tirsan yihiin Al-shabaab, xilli saraakiishu sheegtay in  lagu burburiyay fariimo qarsoodi ah.

Ciidanka dowladda ayaa mudooyihiin dambe howlgallo waxaa ay ka wadeen qeybo kamid ah gobolka Shabeellaha hoose, kaas oo qeyb ka ah dardargelinta dagaalka Al-shabaab.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this