Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha golaha guurtida oo ka hadlay waraaqdii koomishanku maxkamadda sare u direen

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa ka hadlay waraaqdii koomishanku maxkamadda saare ugudbiyeen, waxaanu sheegay in ay fasir weydiisteen balse go’aan noo sheega aanay odhan.

Geesta kale waxa uu ka hadlay dabkii hala keeyay suuqa Kigjifa, waxaanu soo jeediyay in loo gurmado.

Sidoo kale waxa uu sheegay in wada hadal laga sugayo Garaadada gobolka Sool.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this