Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Ciyaaraha oo Digniin adag u diray Guddoomiyaha Xidhiidhka Kubadda Cagta

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Ciyaaraha oo Digniin adag u diray Guddoomiyaha Xidhiidhka Kubadda Cagta

Hargeysa(Qaran)-Wasiirka Ciyaaraha Cabdirashiid Ducaale Qambi, ayaa digniin adag oo uu kama dambays ku tilmaamay u diray Guddoomiyaha Xidhiidhka Kubadda Cagta oo uu xusay inuu aflagaadooyin ku hayo Masuuliyiinta Wasaaradda.

Wasiir Qambi wuxuu soo bandhigay laba Qoddob oo uu ku tirsanayo Guddoomiyaha Xidhiidhka Kubadda agta Somaliland, sidaasna waxa lagu sheegay qoraal Wasiirku u diray Guddoomiyaha Xidhiidhka oo nuqul ka mid ah ay heshay warbaahintu wuxuuna u qornaa sidan:-

IMG-20230709-WA0003.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this