Deeq A. Posted July 8, 2023 Xildhibaannada golaha shacabka ee Baarlamaanka federalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku leh xaruntooda Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka ayaa ah; 1. Warbixinta iyo Laxisaabtanka Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Dr. Maxamed Axmed Sheekh Cali ( Dr. Doodisho). Kulanka golaha ayaa waxaa uu qeyb yahay Kalfadhiga sedexaad, waxaa la filayaa in sharciyo dhowr ah la horkeeno, Kalfadhigii labaad ayaa goluhu ku ansixyay sharciyo dhowr ah. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites