Sign in to follow this  
Deeq A.

Dabkii xalay ka kacay suuqa Jigjiga oo lagu guullaystay in la bakhtiiyo

Recommended Posts

Deeq A.   

Dabkii suuqa Taywaan ee Jigjiga xalay ka kacay waa lagu guullaystay in la bakhtiiyo laakiin waxa uu sababay khasaare hantiyeed oo ballaadhan.

Mas’uulliyiinta Deegaanka Soomaalida ayaa gubashada suuqan ku tilmaamay musiibo Qaran maadaama oo ay ku hanti beeleen dad aad u badan.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this