Sign in to follow this  
Deeq A.

Khasaaraha ka dhashay dabkii ka kacay suuqa Jigjiga oo la shaaciyay.

Recommended Posts

Deeq A.   

Xukuumadda Deegaanka Soomaalida ayaa shaaca ka qaaday in 932 Dukaan iyo dhammaan hantidii yaallay ay ku gubteen suuqii xalay ku gubtay magaalada Jigjiga.

Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida ayaa goobtay tegay, iyadoo xukuumaddiisu sheegtay in ay baadhitaan ku samayn doonaan sababta keentay gubashada suuqa.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this