Sign in to follow this  
Deeq A.

Maraakiibta dagaalka Shiinaha oo gaaray dalka Nigeria

Recommended Posts

Deeq A.   
01000000-0a00-0242-b703-08db7d5c4f7f_w40

Maraakiib dagaal oo laga leeyahay dalka Shiinaha ayaa gaaray dekedda magaalada Lagos ee dalka Nigeria.

arrintaas oo kor u qaaday dareenada laga qabo, in Shiinuhu uu doonayo inuu saldhig milateri ka samaysto gacanka muhiimka ah ee Guinea.

Saraakiisha Shiinaha iyo Nigeria ayaa safarkan ku macneeyey in looga dan leeyahay kor u qaadista xiriirka ammaanka ee dhinaca badda ee gobolkaas.

Shiinaha oo haatanba saldhig milateri ku leh dalka Djibouti ayaa la rumaysan yahay inuu qorshaynayo inuu saldhigyo kale samaysto.

PUNTLAND POST

The post Maraakiibta dagaalka Shiinaha oo gaaray dalka Nigeria appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this