Sign in to follow this  
Deeq A.

Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo war ka soo saaray warqad ay u direen maxkamadda sare

Recommended Posts

Deeq A.   

Komishanka Doorashooyinka Somaliland, ayaa sheegay in maxkamada Sarre aanay u yeedhin doonin nooca doorasho iyo jedwalka doorashada ay qabanayaan.

Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo u waramay wariye Xasan Gallaydh, ayaa sheegay in waxa ay Maxkamada ka dalbadeen ay tahay keliya Tafsiir Sharci oo la xidhiidha khilaafaadka taagan kadib markii ay dhinacyada is haya ka waayeen wax heshiis ah.

Gudoomiyuhu waxa uu sidoo kale meesha ka saaray in wax khilaaf ah uu soo kala dhex galay komishanka Doorashooyinka.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this