Sign in to follow this  
Jacaylbaro

The First Boeing 737 Started to Operate in Somaliland

Recommended Posts

Hargeysa(HWN):-Dayuu radii ugu horeysay ee nooceedu yahay Boeing 737 oo ah diyuuradaha loo-yaqaano Jet-ka oo ah nooca Rakaabka,oo ay ku bahoobeen mulkiilayaal reer Somaliland ah oo magaceeda la yidhaahdo Shirkada Diyaaradaha ee XORRIYA AIR-WEYS ayaa markii ugu horeysay duulimaadyo rasmi ah oo isku xidhi doona dalka gudihiisa iyo dibadiisa bilowday soona caga dhigatay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Berbera 12-kii bishan May 2009.

 

Diyaaradan oo ah dayuurad Casri ah waxay isaga kala gooshi doonta Magaalooyinka badan oo ay ka mid yihiin Abu-bay,Hargeysa,wax aanay Shirkadu wakiillo ku leedahay wadamada USA, Canada,UK,Sweden,Den mark Iyo Dubia, iyada oo raali-gelinaysa macaamiisheeda dhinackasta. In dadka ka imanaya USA iyo Yurub ay toos u tagi-karaan Abu-Dabia, oo loo sameyn doono [Conection] diyaaraduna ay toos uga soo qaadi doonto Dubia oo ay keeni doonto Madaarka Berbera.

 

Dayuuradan Cusub oo isku xidhi doonta Africa,Bariga Dhexe,Yurub iyo USA, waxay leedahay adeegyo casriyeysan [service] oo raali-gelin doona passenggers-ka,isla markaana ka duwan oo ka heer sareeya adeegyadii ay bixin jireen shirkadihii dayuuradaha ee wakhtigan dalka ka shaqeeya.

 

Shirkadan Cusub ee Xorriya Airweys ayaa waxay ka danbeysay, kadib markii la ogaaday baahida ay dadka reer Somaliland u qabaan in helo Dayuurad Casri ah oo duulimaadyadooda la isku haleyn karo, iyo buuxinta tabashada rakaabka ee dhinaca adeegyada iyo waliba qiimaha lagu raaco dayuuradaha oo qaali ku noqday dadkii raacayey. Sida awgeed si ay shirkadu ugu daneyso dadka iyada oo ka faa'iideysanaysa dhibaatooyinka dadka ka heysta duulimaadyada, waxay garatay inay ka haqab-tirto sidii ay meesha uga saari lahayd dhibaatooyinka jira, isla markaana u ****oli lahayd baahiyahooga. Waxaanay si xidhiidh ah oo rasmiya ay u joogteyn doonta duulimaadyadeeda.

 

Dayuuradan oo ah mid-weyn Casri ah waxay soo fadhiisan karta oo kaliya Garoonka diyaaraha ee Magaalada Berbera, oo ah garoon caalami ah oo ay fadhiisan karaan dayuuradaha noocan oo kale ah.inkasta oo aanay soo fadhiisan karin Madaarka Magaalada Hargeysa isaga oo yar aawadeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Poker   

That is whuz up. I love it!

 

I don't like the name for business reasons. Can you imagine English person trying to pronounce XORIYO?

 

WHY IN THE POLITICS SECTION THOUGH?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Poker   

That is whuz up. I love it!

 

I don't like the name for business reasons. Can you imagine English person trying to pronounce XORIYO?

 

WHY IN THE POLITICS SECTION THOUGH?

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

^Good question.

 

JB, found out who the owners are. If the internal flight happen then many people will travel straight to Berbera rather than Djibouti.

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

^Good question.

 

JB, found out who the owners are. If the internal flight happen then many people will travel straight to Berbera rather than Djibouti.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this