Laba-X Posted July 3, 2008 Isseh: Runta maan u daadegno Hadey dacar qadhaadh iyo Deebaaq ka kulushahay Dab hasoo hunqaacdee Maan dibadda soo dhigno Xiin: Runta hadaan u daadegno Miyaan Daayinkeen odhan Ilaa qaran is doorshaan Ma dulleeyo weligood Sophist: Soomaaliyey is daawada Side diinta lagu yahay? Kashafa: Dumarkiina fara-baxe Iska dire maradii Cawradoodu waa dibad Raggii baa ka sii daran Sino kama diqoodaan Khamri kama dambeeyaan Laba-X: [to Oodweyne] Daayinka risiqayiyo Mid baa diinta caayoo Inta kaloo dul joogtaa Dembi laguma qaadee Qosol bey la daataan Ducaysane: Malaa diintu waxey tahay Dadku waanu garanine Dusha ka ashahaadiyo Maaha dabarka goosee Maaha duqey salaad jecel Iyo sheekha daakira Darab ku isticmaaliyo Inta kalena duuduub Laba-X: Raggow diintu waa dhaqan Dastuur iyo axkaamba leh Dawlad iyo caddaalad ah Maaddado daliilyo leh Diiwaan la kala qoray Caadil iyo dadkiisii Ilaahay u doorbiday Kashafa: Weli doqontu may garan Dembi biiray weeyee Soomaaliyey rag iyo dumar Duul Ilaahay caasiyey Dubbihii ku dhici jirey Wuu idin dul yaallaa Baashi: Rabbina waa dul badanoo Inuu idinka daayana Waa wax deeqlaha u furan Kashafa: Hadalka waan ku daahaye Aan soo dabbaalee Waxa iga dardaaran ah Kuwa iga dambeeyow Waynoo dariiqada Daaha nebigii fiicnaa Quraankii ku soodegay Digniintiyo bishaarada Dadka uu faraayiyo Daliilkiyo tafsiirkii Maansada kudaabaca Xaqa uun u daakira Ballanteenu waa diin Dooddiina kaba baxay! ... Quote Share this post Link to post Share on other sites

xiinfaniin Posted July 3, 2008 ^^lol@Kashafa Alleylehe waa inaan labadayda anna tuurtaa! Quote Share this post Link to post Share on other sites

xiinfaniin Posted July 3, 2008 Subeecii daglayntiyo Diihaalka qabay'ee Hashii degelka keligeed Duunyoo idilba noo tiil Damcay inuu wareemo'oo Damka siiyo oo cuno Oo markuu duca-ducayntii Daanta hoose maridee Dillaacada calooshii Uuskii daguugmiyo Soo fagay dukhuushii Damku yiri dushiisoo Duudkiyo kelyaha iyo Kaga degay duleedkoo Doc u riday laftiisii Dawakhyoo wareeryoo Dirqi neefsigiibuu Marku dala'u yaabuu U dacwooday eeboo Yiri daa'im kheyrow Allow dayrtan maanta ah Faraj daahiroo furan Daw aan ka maro iyo Ii bixi dariiqoo Caweer iga dul qaado Iga kici daguugtaan! Taa waxa la darajaa Amxaarada dalkeennii Dawliga adduunkaan kaga doontay hiilkee Tiri duulkan soomaal Anagaa dalkoodiyo Duntoodiyo laftoodiyo Dirkoodaba naqaanoo Dilkoodiyo dhacoodiyo Doofaarta eyda ah Sida loo dagaajiyo Oo loo dulleeyaba Diktooraad ku qaatoo Ku khabiiray dawgaas Ee duniyahay na taageer What transipired next...i leave it for good Kashafa to express it Quote Share this post Link to post Share on other sites

Emperor Posted July 3, 2008 War hoy Emperorow joog Lol, Cagajuglayntu waaxayna? , OK adeer waan joogay, kabaxay ani. Quote Share this post Link to post Share on other sites

Laba-X Posted July 6, 2008 Originally posted by xiinfaniin: Amxaarada dalkeennii Dawliga adduunkaan kaga doontay hiilkee Tiri duulkan soomaal Anagaa dalkoodiyo Duntoodiyo laftoodiyo Dirkoodaba naqaanoo Dilkoodiyo dhacoodiyo Doofaarta eyda ah Sida loo dagaajiyo Oo loo dulleeyaba Diktooraad ku qaatoo Ku khabiiray dawgaas Ee duniyahay na taageer [/QB] Allaylehe taasaan been ahayn! Reconciiationku xaguu joogaa marka ilaa nimankan la saaro! Quote Share this post Link to post Share on other sites

xiinfaniin Posted July 7, 2008 ^^Oh it's the only thing in town now that makes sense adeer. By the way, the story of Hyena and Caweer, the she-comel, is a widely circulated one! Allow yaa caawa ayyaanloo Caweeri ka kacdaa. Said the Hyena! Quote Share this post Link to post Share on other sites

Paragon Posted July 7, 2008 Originally posted by Emperor: quote:War hoy Emperorow joog Lol, Cagajuglayntu waaxayna? , OK adeer waan joogay, kabaxay ani. Habeenadan dhuumashaad ku jirtaa ayuu war igu soo garey ninyow. Bal warka keen . Quote Share this post Link to post Share on other sites

Emperor Posted July 7, 2008 Lol, Inadeer Sheekh LX ayaa ii goodiyay marka soo inaan threadkan isaga dhuunto ma ahan. Quote Share this post Link to post Share on other sites