NGONGE Posted June 25, 2008 Edit: Ignore this post. It's fine now. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted June 26, 2008 ^^Tollow muxuu qoray oo hadana tiray? War ma'anaad ii dan lahayd waryaa ! Quote Share this post Link to post Share on other sites

Faarax-Brawn Posted June 27, 2008 Sheekada dhan xuf ee igu martay. Ilaahow hadaan xabad ka fahmay!! Quote Share this post Link to post Share on other sites

Sophist Posted June 27, 2008 Hanaanka hadalkiyo Hiihaafka sheekada, Hagardaamada hiilka leh, Heerka sare lagu horray Lagu hiirsan maayoo Haaweey katalis weeye hoygii. Quote Share this post Link to post Share on other sites

Emperor Posted June 27, 2008 Originally posted by Laba_Xiniinyood: Emperor Ma dhufays baad iigu jirtaa sxb waadiga Raage ugaas ii mariyeye waanba kaa shakiyey! Haha, maya Saxib, gabayganna waxaa iska leh Ugaas Nuur Ugaas Rooble ee ma ahan Raage Ugaas. He's was a diplomatic tactician, I would say a genius strategist. Inkastoo anigu qorigayga aan dhinac kawatay ee Qaybta dipomasiyada iyo adoo wax diidan inaad hadana aqbashid ayaan usoo qaatay, since Xiin uu maalmahan nabad nagula wareegaayo . Gabaygiisa waa kan inta danbe eeg lol Allahayow nin ii daran maxaan daafta hore seexshay Nin i daaqsanaaya na maxaan daafiduu kariyay Naftu nimaanay doonayn maxaan hadalka deeqsiiyay Ma degdego ee xaajada maxaan ugu dulqaadyeeshay Weji dabacsan daymo aan dareen gelin dubaaqiisa Debno furan dabuub uuna ka didin deexashiyo muuso Qosol debadda yaalloon ka iman dhuunta dacalkeeda Waxaan dood kaftana sheeko aan ugu daleeyaaba Dabinkaan u dhigay maalintuu degelka soo saaro Intiiyoon dawaarkii ugu rogrogay xeelad na u daadshay Isagoon digniin qabin maxaan kaga dayaan siiyay Quote Share this post Link to post Share on other sites

Paragon Posted June 28, 2008 Awrka dooba dhabayee Dareenkuna dulleeystoow Kolkaad ciinka daaqduu Uurka dacar ku gaadhiye Hadba dibbiro daciye Deedna dabarka goosane Oo uu orod ku daashane Mawkuna ku daariye Nafta qunyar deeyniye Dugaagtuna u loogiye Diiqqa ciyey ma tihide hoy wixi daantaa garo! Waxa iga dardaarane Wanaag laguma diimee Nimanyahow dadkeenii Dacdaraysan weeyee Nimanyahow dalkeenii Dukumdaakum weeye Nimanyahow dirkeenii Waa wada dallaganee Dumarkii dhamaantood Deebaaqi saaqdaye Nimanyahow duqeydii Darxumaysan weeyee War hoy danabadeenii Daacuumaysan weeye Ma wax loo dulqaataa? Dalku waa lama huraanee! Dib u socodku waa maxay? Samaan diidku waa maxay? Qaran dumisku waa maxay? Diin nacaybku waa maxay? Dugga gubada waa maxay? Dab u shidida waa maxay? Waran daabku waa maxay? Maata dooxu waa maxay? Damaq li'idu waa maxay? Gaala doonku waa maxay? Quote Share this post Link to post Share on other sites

Laba-X Posted June 30, 2008 War hoy Emperorow joog! Sophist wey dambeysaa sheekao weli ee ha sugi waayin. Isseh Maadaa qoray kaa ina adeer - brilliant! Quote Share this post Link to post Share on other sites

Laba-X Posted June 30, 2008 Enter AT & T: AT & T: Salaan diirran oo wacan Dahrigiyo korkaygiyo Ku duubnayd wadnaha oo Qalbiga aan ka soo diray Docdiinaan u fidiyee Daruurtiyo hawada kore Ka qabsada dabaylaha Dhamaan: waa lagaa qaaday! AT & T: Salaantaasi dabadeed Waxaan idin dareensiin Darajada inoo timi Dalkan iyo addunkaba Waa loo dabbaaldegey Xuub baa iga dillaacoo Anna waan ku diirsaday Dadka waan ka quustaye Dunida sow rag baa nool Maxaa diricyo soobaxay Ku darmaday kuwii hore Allow Shabaabka noo daa Kashafa: Anna waxaan kusii daray Hadaan laysku duubnaan Danta aan mid loo noqon Dar ilaahay loo socon Degi mayso mowjaddu Baashi: [to AT & T] Xaajadu da’ weynaa Dagdaglow hasoo gelin War yaan digada lagu guban AT & T: [to Baashi] Xaajadu ma daahnoo Nagamay dahsoonee War yaan laysu duurxulin Enter Sophist: Sophist: Duqsi caano meel yaal Ku dabaal bartaa jirey Maalin buu dalxiis tegey Digsi fuud ku jirobuu Dalaq yidhiye yaa dilay? Isseh: Da’yartiyo ragaas kacay Diintooda u halgamay Kan ku doodayoo yidhi Qabiil bay dugsoodaan Dannigayga saan qabo Doqonniimo kama foga Laba-X: Axmad Guray dabkuu shiday Dufulleeyda Xabashida Dalka nooga baxa yiri Gumeystaha ku dabar jaray Ceeriinkana daldala yiri Dar baa jirey dharaartaas Diillaal iyo mallaalloo Amxaarada la duubnaa AT & T: Sayyidkii markuu diray Annagaa dalka leh oo Idin dooni meynee Degdeg nooga baxa yiri Dareensiiyey gaalada Markii ay ka diideen Weerar daaha kaga rogey Dar baa jirey dharaartaas Gumeystaha la duubtoo Diidey madax-bannaanida Kashafa: Geesi daacadnimo iyo Bartuu dalaq yiraahdiyo Gaashaan daruurliyio Hub isdiraya loo daa Isseh: [to Baashi] Fuleyna dacay qalloocdiyo Baqe lagu darsado iyo Dib inuu u carariyo Dumarkuu u faaniyo Carrab dalab leh loo daa Laba-X: [to General] Doc-faruurna qayliyo Hadallo is derdera iyo Shaki lagu darsado iyo Warkiisuu dafiro iyo Debmigiisaa loo daa Kashafa: Duufaan lama qabqaban karo Dabayl lama xukumi karo Dagaal (Jihad) lama horjoogsado Alloo doona mooyee Dibna looma celin karo Xiin: Soomaalidu duliyo dacal Dad wanaagsan weeyaan Dun xariira weeyaan Dabcigoodu wayku kal Dhaqankooda doorka ah Lamadoorin karayoo Dulligana ma yeelaan Xumaanna uma dulqaataan Nin derderase iga daa Damaciisu waalane Emperor: Dad is wada yaqaanoo Duddo gaar ah weeyaan Xiin: Waxa iga dardaaran ah Dalka kan u sarreeyiyo Derbikii fadhia iyo dadweynoow dhamaantiin qofna dun ahaantii madabbaalan karayee dantu wada jir weeyee war yaan dib loo noqon! Sophist: Ruuxaad magac u diidoo Diir aad wadaagtaan Waa wax adiga kuu daran Dayaxaa filkeen tegey Dadaal bey ku gaadheen Waxaan uga dan leeyahay Waa iga dardaarane Dib u gurasho waa ceeb Ducaysane: Doodahaasi waa dahab Duruus weeye ee qorta Baashi: Sideedaba dadweynow Duullaan cid kuma ihi Mana daafacayo ruux Dano gaar ahaaneed Dooni mayo mana rabo Ways kala da’ weynahay After a brief silence: Baashi: Taydu waa dareen guud Wax aan diidayaa jira Oon layga karin daa Enter Oodweyne: Oodweyne: You see, dear lads, Somalia should taken examples from a country, soon to be recognised to give it the esteemed reverence it ought to have, like Somaliland. In the most honest truth (that is if you can take it) the TFG is a politically convenient vehicle, if one can call it that (which I am pertinently convinced that everyone would) used by collaborationist sub-clans. Laba-X: Afkeenii la daabacay Shalay daahii laga rogey Ee duruusta lagu dhigo Dugsiyadana lagu qoro Asaagaaba dahabee Maxaa dawlad kale iyo Af shisheeye kuu diray? Ducaysane: Ninkii dunida joogow Maxaa dhakhar ku soomari? Isseh: Dhegtu waxaaney dooneyn Dirqi maxey ku maqashaa? Xiin: Indho daafay arag ma leh AT & T:[/b] Dheg dab.oolan maqal ma leh Laba-X: Maskax daashey garad ma leh Quote Share this post Link to post Share on other sites