Emperor Posted June 24, 2008 Haha LX, Sxb tanu waa Classic Originally posted by LX: Emperor: Waxaa lagu durqumayaa dibbir iyo nin naaxiyo inta qaranku deyn iyo dembi uu ku leeyahay adinkuuna dulqaatoo docdayda aan qeexee Dooddaydu waa Qaran , Dooddaydu waa Qaran saaxib, it has always been for the revival of order and governance, and now for that's sake I'm for diplomacy and peaceful settlement. Adiguse waa:- LX: Lix meeshaad kujoogtaan dagaal laabta ka ogaada Hadii luqunta la idin gooyo lugaha meermeersha Aniguna waxay iga maraysaa hada:- Allahayow nin iidaran maxaan daabta hore seexshay Nin idaaqsanayana maxaan daafida ukariyay Jirku nimaanu doonayn maxaan hadalka deeqsiiyay Ma dagdago xaajadee maxaan rag udulqaad yeeshay Loool, Inadeer you made a good piece Quote Share this post Link to post Share on other sites

Laba-X Posted June 25, 2008 Originally posted by Kaara-Dille: ^Thats a bombshell, you should be ashamed of yourself, all this time we thought you were the talent, what decietful man you are... adeer plaigarism ma maqlin, pray to god you wouldn't attempt use my lyrics(hal-abuur), your skinny legs will be sued to roost in hell. Adna Ilaahay Jannat-ul-Firdowsa hakaa waraabiyo Insha-Allah. Emperor Ma dhufays baad iigu jirtaa sxb waadiga Raage ugaas ii mariyeye waanba kaa shakiyey! Quote Share this post Link to post Share on other sites

Laba-X Posted June 25, 2008 Calaa kulli xaal Sheekadu way sii socotay: Kashafa: Shareecadaan la duubnahay Ma oggoli iney dunto Hadana waan dacaayadayn Hoostaan ka durayaa Uurkaan u dabayaa Ma wax loo dulqaataa? Kala daaya labadaa Hadii daacad aan nahay Baashi: Dalka waan ka tegayaa Dibaddaan u baxayaa Waan daansha-daanshoon Markaan door maqnaadaan Dagaal soo abaabulayaa Kala daaya labadaa Hadii daacad aan nahay Kashafa: Jihaadka dadka kii I neceb Iyo cadawgaan ku durayaa Fuley wuu ka didayaa Baashi: Geesina dareen qaad Kashafa: Ha ka naxo dareen-qabe Baashi: Ha ku farxo dagaal ooge Kashafa: Haddaad dareeen leedahay Uu dhanyahay damiirkaagu Dagaalkii Amxaarada Hadda foodda lays galay Dushaa laga garaacaye Aduun dabarka hay dhigin Shaking his head Xiin interrupts. Xiin: Soomaaliyey dareen laay Deebaaq qaraar iyo Dacar weel ku shubatooy Isseh: Soomaaliyey dareen laay Boholaha duleeliyo Daylaanta loo qoday Dusha mara ka saaraay Laba-X: Soomaaliyey dareen laay Geesigeeda dirica ah dabar adag ku jiidaay Isseh: Waa iga dardaarane Ogow iga dambeeyow Dad haduu is maan-naco Dooni laguma wadayee Xiin: Ogow iga dambeeyow Hadday kala dareeraan Ma gaadhaan dantoodee Baashi: Ogow daarta gobanimo Dumin mayo khaa’ine Kashafa: Ogow geesi daafaca Dalka kama dhamaanine Laba-X: Ogow weli Darwiishkii Socodkii ma deynine Isseh: Ogow deyn nin naga qaba Uma deysaneynee Baashi: Ogow weli dadkeenii Darxumuu ku seexdaa Laba-X: Ogow wey dambaysaa Weli dirirta weyniye Kashafa: Ogow seefta gaal dila Degta muunan gelinine Isseh: Ogow duullimaadkiyo Gobannimo u dirirkii Weli maanu deynine Noticing that the corpulent chap (General Duke) is still sulking and fiddling with his thumbs, Kashafa remarks: Kashafa: ninka dudaya yaa dilay? Isseh: Afkuu duubanaayiyo Is-dibbirintu waa maxay? Laba-X: Yuu deyn ku leeyahay? …And then the General spoke and all ceased. With an authority he uttered his words, without as much as an imperceptible vestige or insulation that it was beyond any member of the gathering’s power to rebuke him. General Duke: Dalka sow wax kuma lihi After several minutes of silence, Xiin, who in his contemplative mood looked more in place managed a diplomatic answer: Xiin: Ha degdegine dib u jog Laba-X: Ha ku deeqdo waanadu [to General] Isseh: Kala garo diraaciyo Dambarsamaha Jiilaal [to General] Ducaysane, who sat silently throughout these exchanges as if pondering their true worth, had the last word and lamented: Ducaysane: Ileen daaman noolow Marna hadal ma deysaan! Quote Share this post Link to post Share on other sites

xiinfaniin Posted June 25, 2008 ^^An elevated dialogue! Provoking yet intellectually stimulating! Although I’ve decided to stockpile my literary bullets for the sham that is A & T, I may choose to chip in and throw few verses here and there! Keep it coming awoowe! Quote Share this post Link to post Share on other sites

Kashafa Posted June 25, 2008 Great thread, LX. I am now working on deciphering a few words oo jiqda iga galay, but I understand most of it. A few more duruus like this, and I will be ready to mix it up with, Xiin, oo ayaantaan dadka waabis iyo cadaadis ghayr caadi ku hayo. Jariir iyo Farazdaq iyo taarikh'dee dhax'martay ka daran aa soo socoto, ee Xiin'ow, cagaha dhulka dhig. Quote Share this post Link to post Share on other sites

xiinfaniin Posted June 25, 2008 ^^Waraa boottaa haysaa wallaahi You remind me Jariir, the poet, who with one solicatry superb line put Farazdaq down in where he belonged; زعم الفرسدق أن سيقتل مربعا فأبشر بطول السلامة يا مربع Quote Share this post Link to post Share on other sites

Kashafa Posted June 25, 2008 ^ . Abti, I done told you, give me until the year's end. Af-Soomaliga dhan waxaa si fiican uu bartay(writing, literature, etc) '06'kee. You've got like a 30 year head-start. But, rest assured, your reign of waabsi, will soon come to an end. Quote Share this post Link to post Share on other sites

NGONGE Posted June 25, 2008 Edit: Ignore this post. It's fine now. Quote Share this post Link to post Share on other sites