Sign in to follow this  
Deeq A.

Saxaafadda Somaliland iyo wasiir Maxamed Kaahin oo is-afgarad ka gaadhay sidii loo sii dayn lahaa wariye Bushaaro Baanday

Recommended Posts

Deeq A.   

Maanta xubno ka socda Saxaafadda Somaliland oo uu weheliyo Xil Maxamed Xuseeb Raamboo, ayaa maanta kulan la qaatay wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin.

Ujeedka kulanka ayaa lagaga hadlay xadhiga wariye Bushaaro Baanday, oo Hargeysa ku xidhan iyo sidii loo sii dayn lahaa.

Kulanka ayaa ku soo dhammaaday is-afgarad, iyadoo kullamo dambena la ballamay.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this