Sign in to follow this  
Deeq A.

“Komishanku isaga ayaa leh go’aanka cayimida doorashooyinka..” Xildhibaan Guruuje

Recommended Posts

Deeq A.   

Komishanku isaga ayaa leh go’aanka cayimida doorashooyinka, cidii ku qanci wayda go’aanka komishanka oo ah go’aan maamul ayaana maxkamadda sarre u caban karta si waadaqsan qodobka 10 ee xeerka habka madaniga.

Maxaa yeeley Haayad kasta oo maamul  iyadaa  leh xuquuqda go’aaminta hawlaheeda, waxaana looga caban karaa maxkamadda, nidaamka dawliga  ihina wuxuu u shaqeeyaa habkaas is dheeli tira ee kala madaxa banaan.

Sidaas darteed waxaan maxkamadda sarre usoo jeedinayaa inay komishanka ku celiso arjiga komishanka si  iyagu go’aankooda u gaadhaan, maxkamaduna  sharciga ku toosiso  haayadaas distooriga  ah madaxbanaanideedana ay ilaaliso.

W/Q Xildhibaan Guruuje

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this