SOO MAAL Posted May 6, 2005 Madaxweynaha maamulka isku magacaabey Daahir Riyaale Kaahin ayaa shaaca ka qaadey iney hayaan shaqsiyaad argagaxisa ah oo ka yimid dhanka magaalada Muqdisho. May 06 2005. HornAfrik. Mogadishu, Somalia. Madaxweynaha maamulka isku magacaabey Daahir Riyaale Kaahin ayaa shaaca ka qaadey iney hayaan shaqsiyaad argagaxisa ah oo ka yimid dhanka magaalada Muqdisho, dhowaana ay soo taagi doonaan maxkamad. Madaxweynaha maamulka isku magacaabey Daahir Riyaale Kaahin oo maanta wareysi siiyey televisionka Al-Jazeera, ayaa sheegay in maamulka la baxey Somaliland ay ka jiraan mushkiladaha ay argagaxisada ku heyso qaar kamid ah dalalka caalamka gaar ahaan wadamada Islaamka. Madaxweyne Daahir Riyaale Kaahin oo lagu wareystay barnaamijka “Liqaa’ul Yoom†ee telefishinka Al-Jazeera isla markaana uu madaxweynaha ku hadlaayey luuqada Ingiriiska oo afka Carabiga lagu turjumaayey, ayaa sheegay iney dhowaan qabteen rag argagaxisa ah oo ka tirsan ururka Al-Itixaad Al-Islaami, kuwaasoo uu sheegay iney ka yimaadeen magaalada Muqdisho oo ay ku hayaan magaalada Hargeysa. Madaxweynaha maamulka isku magacaabey Daahir Riyaale Kaahin oo wax laga weeydiiyey iney ku biirayaan Soomaaliya iyo in kale, maadaama dowlad Cusub lagu soo dhisay shirkii dibu heshiisiinta Soomaaliyeed ee ka socday magaalada Nairobi, ayaa ku andacoodey iney tahay taasi habeenkii xaley tagey, oo aysan marnaba dhici Karin iney ku gorgortamaan midnimada Somaliland. Daahir Riyaale Kaahin waxa uu intaa raaciyey koonfurta Soomaaliya iney xaliyaan khilaafaadkooda oo aysan soo fara galin arrimaha Somaliland. Madaxweyne Daahir Riyaale Kaahin sidoo kale mar wax laga weeydiiyey sababta loo aqoonsan la yahay, ayaa sheegay in dalalka Carabta iyo adduunweynahuba uu ku eedeeynayo in Somaliland ka jecel yihiin koonfurta Soomaaliya oo Magaalada Muqdisho kaliya ay booqdaan xubno ka tirsan beesha caalamka, isla markaana aysan marnaba ayan imaanin magaalada Hargeysa ee ah jamhuuriyada la magac baxdey Somaliland. Daahir Riyaale Kaahin mar uu ka hadlaayey arrinta gobolka ayuu sheegay inuu xiriir la leeyahay dowlada Itoobiya, isla markaana xiriirkooda uu yahay mid ku dhisan darisnimo wanaaga iyo wax is dhaafsiga. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SOO MAAL Posted May 7, 2005 Madaxweynaha maamulka isku magacaabey Daahir Riyaale Kaahin ayaa shaaca ka qaadey iney hayaan shaqsiyaad argagaxisa ah oo ka yimid dhanka magaalada Muqdisho. Doha (7 May 2005) Madaxweynaha maamulka isku magacaabey Daahir Riyaale Kaahin ayaa shaaca ka qaadey iney hayaan shaqsiyaad argagaxisa ah oo ka yimid dhanka magaalada Muqdisho, dhowaana ay soo taagi doonaan maxkamad. Madaxweynaha maamulka isku magacaabey Daahir Riyaale Kaahin oo maanta wareysi siiyey televisionka Al-Jazeera, ayaa sheegay in maamulka la baxey Somaliland ay ka jiraan mushkiladaha ay argagaxisada ku heyso qaar kamid ah dalalka caalamka gaar ahaan wadamada Islaamka. Madaxweyne Daahir Riyaale Kaahin oo lagu wareystay barnaamijka “Liqaa’ul Yoom†ee telefishinka Al-Jazeera isla markaana uu madaxweynaha ku hadlaayey luuqada Ingiriiska oo afka Carabiga lagu turjumaayey, ayaa sheegay iney dhowaan qabteen rag argagaxisa ah oo ka tirsan ururka Al-Itixaad Al-Islaami, kuwaasoo uu sheegay iney ka yimaadeen magaalada Muqdisho oo ay ku hayaan magaalada Hargeysa. Madaxweynaha maamulka isku magacaabey Daahir Riyaale Kaahin oo wax laga weeydiiyey iney ku biirayaan Soomaaliya iyo in kale, maadaama dowlad Cusub lagu soo dhisay shirkii dibu heshiisiinta Soomaaliyeed ee ka socday magaalada Nairobi, ayaa ku andacoodey iney tahay taasi habeenkii xaley tagey, oo aysan marnaba dhici Karin iney ku gorgortamaan midnimada Somaliland. Daahir Riyaale Kaahin waxa uu intaa raaciyey koonfurta Soomaaliya iney xaliyaan khilaafaadkooda oo aysan soo fara galin arrimaha Somaliland. Madaxweyne Daahir Riyaale Kaahin sidoo kale mar wax laga weeydiiyey sababta loo aqoonsan la yahay, ayaa sheegay in dalalka Carabta iyo adduunweynahuba uu ku eedeeynayo in Somaliland ka jecel yihiin koonfurta Soomaaliya oo Magaalada Muqdisho kaliya ay booqdaan xubno ka tirsan beesha caalamka, isla markaana aysan marnaba ayan imaanin magaalada Hargeysa ee ah jamhuuriyada la magac baxdey Somaliland oo ilaa iyo Hadda Aduunka Ka Helin Wax Aqoonsada. Daahir Riyaale Kaahin mar uu ka hadlaayey arrinta gobolka ayuu sheegay inuu xiriir la leeyahay dowlada Itoobiya, isla markaana xiriirkooda uu yahay mid ku dhisan darisnimo wanaaga iyo wax is dhaafsiga. Quote Share this post Link to post Share on other sites