Sign in to follow this  
Deeq A.

Sirdoonka Maraykanka oo fursad ku helay Ruushka

Recommended Posts

Deeq A.   

Dagaalka Ukraine ayaa saamayn xun ku yeeshay hoggaanka Ruushka ee Vladimir Putin, sida uu sheegay madaxa hay’adda sirdoonka Maraykanka ee CIA-da.

Agaasimaha hay’adda CIA-da William J Burns ayaa sheegay in kalsooni la’aanta Ruushka ee dagaalka Ukraine ay CIA-da siinayso fursado cusub oo ay ku ururiyaan sirtooda.

William J Burns ayaa faallooyinkan ka sheegay mar uu Khudbad sanadlaha ka jeedinayayay Ditchley Foundation oo ku taalla dalka UK.

Hadalkan ayaa kusoo aadaya kadib toddobaad markii ay dhaceen gabood-falladii uu sameeyay madaxa Wagner Yevgeny Prigozhin

PUNTLAND POST

The post Sirdoonka Maraykanka oo fursad ku helay Ruushka appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this